Posts

Showing posts from November, 2022

Faaida suuratul mulk

 Waxaa geeriyodey haweeney cibadao badan oo alle kuxiran Markii lasoo aasey baa qabrigeedi udug iyo caraf lagu arkay  Markii magaladii laisla dhex marey warkaas iyo wixii larkay iyo wanaga haweynadaas dhimatey . Kadib waxa loo tagey ninkii qabay haweyneydaas waa laweydiiyey .wuxu yiri saa u cibaado badan ma ahayn salaadeeda wey tukan jirtey wajibadkeda wey gudan jirtey  Ee mar walbo waxay kudadaali jirtey inay seexen ayadoon suuratul mulk aqrin ( tabaarak)  ##Qofikii aqriya sulatul mulk wuxu kabadbadayaa cadaabul qabriga malinta qiyamana way ushafeeco qadayso    @Abuu hurayla waxa lagawariyey rasuulka s.c.w wuxu yiri( waa jirto suurad ka kakoban 30 ayad oo saxiibkeed/qofka aqriya ushafeeco qadayso illaa lodanbi dhaafo ) suuradaasna waa tabarak  Abuu da,uud ayaa wariyey : Albaani asaxiixiyey وعن أبي هريرة ـ رضي الله عنه ـ عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: إن سورة في القرآن ثلاثون آية شفعت لرجل حتى غفر له، وهي: تبارك الذي بيده الملك. رواه أبو داود والترم...

10 faaido uu saliga nabaiga ﷺuu leeyahay

 1: Qofkii nabiga kusaliya ﷺ wuxuu qatay oo uu uhogaansamey amarkii Allaah سبحانه وتعالى إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ ۚ يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ صَلُّواْ عَلَيْهِ وَسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا 2: Qofkii nabiga ﷺ kusaliya wuxuu wafaqay Allaah (subxanahu watacallaa) sababtoo ah illaahey سبحانه وتعالىwuu kusaliyaa nibiga Lkn way kala duwan yhiin Kan Allaah سبحانه وتعالىwaa mid خالق  Kaagama waa mid maqluuq 3:Si lamid ah qofkii nabiga kusaliya wuu wafaqey malaaigta  Malaaigta way kusaliyaan nabiga ﷺ 4: Qofkii nabiga hal mar kusaliya ﷺ Allaah سبحانه وتعالى ayaa toban mar kusaliya  5: Qof Nabiga ﷺ kusaliya hal mar toban xasano ayaa loo qorayaa  6: Qofkii Nabigaﷺ kusaliya hal mar toban xumaanto ama sayio ayaa laga tirtirayaa  7: Markaa duceysaneyso ood illaahey baryeyso  Hadii aad ka hor mariso amaanta Alle سبحانه وتعالى iyo saliga nabiga ﷺ ood udhexeysiiso ood qutimto   in ducadaas u rabi kaa ajiibo aad ayey...