Posts

Showing posts with the label Qiso

Qiso akhlaaqda wanagsan

 Nin baa wuxu kashaqeyn jirey meel hilibka lagu gado  Malinbaa markii lagari rabay xiligii shaqada laga rawaxayey wuxu ahaa qofka ugu danbeeyey kadib firiijkii ama filingeerkii baa ku xirmey wuxu iskudayey inuu furu waa uu awoodi waayey ugu danbeyn wuu suuxey Ninkii wardiyaha meesha ka ahaa baa markay 30minute camal kasoo waregatey si qof wax kamaqanyhiin meshii soo galay,suu kolba filingeer ufuraayey ayuu ugu danbeyn arkay ninkii oo mesha kujiro oo suuxsan ,waa labadbaadiyey halkii ayuuna kubadbaadey ninkii  Ninkii wardiyaha ahaa waxa laweydiiyey see ku ogatey amase sidaa dhaqsiyaha ah wax udareentey  Marka buu kujawabey ninkaan markuu sogalaayo sifican ayuu islaami jirey sidoo kale markuu baxaayana si wanagsan ayuu ii macsalameyn jirey Dulucda shekada ninkaas waxa cawiyey akhlaaqsa wanagsaneyd waxa uuna kasbadey ninka kale  Angana maxa noodidey inaa raacno wadidii nabiigeena suban calayhi salaatu wa salaaam  قال الله تعالى: {وإنك لعلى خلق عظيم } [القلم