10 faaido uu saliga nabaiga ﷺuu leeyahay

 1: Qofkii nabiga kusaliya ﷺ wuxuu qatay oo uu uhogaansamey amarkii Allaah سبحانه وتعالى

إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ ۚ يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ صَلُّواْ عَلَيْهِ وَسَلِّمُواْ تَسْلِيمًا

2: Qofkii nabiga ﷺ kusaliya wuxuu wafaqay Allaah (subxanahu watacallaa) sababtoo ah illaahey سبحانه وتعالىwuu kusaliyaa nibiga

Lkn way kala duwan yhiin

Kan Allaah سبحانه وتعالىwaa mid خالق 

Kaagama waa mid maqluuq

3:Si lamid ah qofkii nabiga kusaliya wuu wafaqey malaaigta 

Malaaigta way kusaliyaan nabiga ﷺ

4: Qofkii nabiga hal mar kusaliya ﷺ Allaah سبحانه وتعالى ayaa toban mar kusaliya 

5: Qof Nabiga ﷺ kusaliya hal mar toban xasano ayaa loo qorayaa 

6: Qofkii Nabigaﷺ kusaliya hal mar toban xumaanto ama sayio ayaa laga tirtirayaa 

7: Markaa duceysaneyso ood illaahey baryeyso 

Hadii aad ka hor mariso amaanta Alle سبحانه وتعالى iyo saliga nabiga ﷺ ood udhexeysiiso ood qutimto 

 in ducadaas u rabi kaa ajiibo aad ayey udhow dahay 

8:Qofkii nabiga ﷺ kusaliya oo badiyo wuxuu helayaa shafacada nabiga malinta yowmul khiyaamo 


9:Murugada iyo tiiraanyada ayuu alle kaaga fadayaa hadaad nabaiga ﷺ kusaliso 

10: Saliga nabiga ﷺ hadaad badiso waxaad ka agdhawaneysaa nabiga malinta qiyaamo 


Laso 10 kale ee xiga.........

Insha allaah


Comments

Post a Comment