Qiso akhlaaqda wanagsan

 Nin baa wuxu kashaqeyn jirey meel hilibka lagu gado 

Malinbaa markii lagari rabay xiligii shaqada laga rawaxayey wuxu ahaa qofka ugu danbeeyey kadib firiijkii ama filingeerkii baa ku xirmey wuxu iskudayey inuu furu waa uu awoodi waayey ugu danbeyn wuu suuxey


Ninkii wardiyaha meesha ka ahaa baa markay 30minute camal kasoo waregatey si qof wax kamaqanyhiin meshii soo galay,suu kolba filingeer ufuraayey ayuu ugu danbeyn arkay ninkii oo mesha kujiro oo suuxsan ,waa labadbaadiyey halkii ayuuna kubadbaadey ninkii 

Ninkii wardiyaha ahaa waxa laweydiiyey see ku ogatey amase sidaa dhaqsiyaha ah wax udareentey 

Marka buu kujawabey ninkaan markuu sogalaayo sifican ayuu islaami jirey sidoo kale markuu baxaayana si wanagsan ayuu ii macsalameyn jirey


Dulucda shekada ninkaas waxa cawiyey akhlaaqsa wanagsaneyd waxa uuna kasbadey ninka kale 

Angana maxa noodidey inaa raacno wadidii nabiigeena suban calayhi salaatu wa salaaam 

قال الله تعالى: {وإنك لعلى خلق عظيم

} [القلم

Comments

Popular posts from this blog

10 faaido uu saliga nabaiga ﷺuu leeyahay