Qiso cibro qadasho leh
Waa baa nin alle hanti siiyey waxa uu guursadey gabar qurux iyo karaame alle siiyey
Malin malmaha ka mid ah ayaa asigii iyo xaaskiisa oo qadeenaayo oo miiska cutub nooc waliba saranthay ayaa albaaabka lasoo gargaracey xaaskiisii aya kafurtey waxaba tagen nin maskiin ah oo ubaahan in wax lasiiyo .
Kadib xaaskii ninkeedii ushegtey wuxuna yiri waxaba ubahaynee iska bax dheh ,halkii ayuu ninkii ku tagey
Mudo kadib ninkii hantida lahaa illeen aduunyadu waa wareegtee waqtiyar guduhiis ku wax beelay nagtii uqabayna ogadalbatey inuu furu
Ninkii maskiinka ahaa ilaahey awoodisa wuxu noqdey dadka ugu hantida badan degankaas kadib wuxu guursadey gabdhii isla ninkii hore qabay waa waqti kadibe .
Markay mudo isqabeen isla sidii hore ayagoo miis ku cunteenaayo miiskaasna ay cuno nooc walbo saranthay sibkadis ah ilbaabka qof kusoo garaacey , waba nin tuugsanaayo oo rabo in wax lasiiyo,
Nagtii ninkeedii bay usheegtey in nin tuugsanyo albaabka taganyhy doonayana in wax uu cuno lasiiyo
Markasuu intuu sara kacay yiri walllaahi banan waxba cuneyn ilaa ninkaas aad cunto waxa urabo aad siiso ,markaasey siiisey
Naagtii waxay billow dey inay hoos fiiriso ayadoo qushuucsan
Markasuu ninkeedi waydiyey maxa kugu dhacay ,waxay ugu jawaabtey ninkii hada imaanayey oo tuugsanayey oo bahida iyo duruufta kamuqatey mataqanaa markasuu yiri maya، waxay ugu jawabtey waa nibkeygiii hore
Ninkii wuu yaqaaney inuu yahay wuxusa ogaa naagti waagii albaabka kafureysey inay tahay
Markaasuu yiri kii hore ee aad kafuri jirtey oo waxba lasiina mataqana
Markaasey tiri maya
Wuxu yiri waa aniga alle s.w..t wuu awooda inuu wax walba sameeyo
Dulucda shekada : qofkii illeehey wuxu siiyo wax kabixin waayo inuu illaahey ka qadanayo
Sadaqadana ay maalka siyaadiso oo ay marnaba nusqaminayn
Comments
Post a Comment