Hooyo macaan
Waxan uhibayey hooyadey macan
Hooyo khadiijo
Allaha ika dayo hooyo mcn❤
Hooyo qaali baa tahay
Hows la harsadaa tahay
Halbowlaha Dhiga wadiyo
Hamigeygi baa tahay
Hor illahay qiimo iyo
Hal door muqdo batahay
Hooyo waan kujeclahay
Hoyooy macaneey
Horseedkii aduunkaay
Hillow aad ubadan iyo
Hamuun baan qaabaayee
Halka aad ku noshahay
Halsaac kama maqnaadeen
Howlaha aduunyada
Inkala hayaanshee
Hooyo waan kujeclahay
Hoyooy xanuun
Waliciyo wareerkii
Samaleel haweenkii
Fooshiyo dhibkeede
Hagar la,i korintaadii
Hooodheey daadeheyntii
Waa howl muhiimee
Hooyo wan kujeclahay
Hormuud keygiyeey hooyo
Hamigaan higsanayo
Halkaan joogiyo
Halgankeyga nolasha
Horumarka an kutaagnhy
Adaa ii horseedee
Hooyo waan kujeclahay
Hidihiyo asluubtiyo
Aqlaaqdiyo wanaagiyo
Habsami usocodkaa
Dhaqankaag weeyoon
Hooyo waan kujeclahay
Hiil walidkeedaay
Duco waad qabtaayee
Rabigeey abaal iyo
Ajar badan kusiiyo
Ebow abaal amari
Abaalkaaga hooyooy
Adanuhu gudi waaa
Qafuurow allahayow
Dunuubteeda dhafoo
Danbiyadeeda masaxoo
Daartiii wacneyd iyo
Fardow ku abaal mari
Hooyooy macaneey
Duco aad ubadan iyo
Daa inkeey kubaryee
Durduradii Jaanaad
Dag oo ku nolow🥰
Amiin amiin amiin
Miss you momy🥺
By :shukraan andi nuur weyd
Comments
Post a Comment