Somaalaay ma soconaa
Waa tix yar oo baraarujin ah oon kula hadlayo bulshada somaliyed
Oo lagamac baxdey
#Somaalaay masoconaa
Soomalaay mafakarnaa
Sinaanteen madoonaa
Socod saaka mabilownaa
Maskaxdan silowsani
Silac iyo darxumada badan
Samaanteed magoobnaa
Somaalaay masoconaa
Asageen halkuu tagey
Aduunyadan socdaalka ah
Adanuhu kukala tagey
Eedeedu badanthy
Oradkeedu halis yahay
Aan jaanta qaadnee
Soomaalaay masoconaa
Farsamooyin yaabliyo
Firfircooni badan iyo
Falgal maskaxeed iyo
Falcelin muhiim ah
Fajignaan Dheeri ah
Waa fursad qaaliyee
Fakarkeen mabadinaa
Hal abuur manaqonaa
Somaalaay masoconaa
Eebow allahayow
Adoomadaadi baan nahay
Awood aad ubadan iyo
Garasho aad udheer iyo
Isku duubni xoogan iyo
Xeeladooyin dheeriya
Nasi qaadir batahaye
Kabarinee allahayow
Ducadeena noo aqbal
Somaalaay duceeyee
Aaminta raaciya🤲 see
Mahadsanidiin
By: shukraan cabdi nuur
Comments
Post a Comment