Posts

Showing posts from October, 2022

Qiso cibro qadasho leh

 Waa baa nin alle hanti siiyey waxa uu guursadey gabar qurux iyo karaame alle siiyey Malin malmaha ka mid ah ayaa asigii iyo xaaskiisa oo qadeenaayo oo miiska cutub nooc waliba saranthay ayaa albaaabka lasoo gargaracey xaaskiisii aya kafurtey waxaba tagen nin maskiin ah oo ubaahan in wax lasiiyo . Kadib xaaskii ninkeedii ushegtey wuxuna yiri waxaba ubahaynee iska bax dheh ,halkii ayuu ninkii ku tagey  Mudo kadib ninkii hantida lahaa illeen aduunyadu waa wareegtee waqtiyar guduhiis ku wax beelay nagtii uqabayna ogadalbatey inuu furu  Ninkii maskiinka ahaa ilaahey awoodisa wuxu noqdey dadka ugu hantida badan degankaas kadib wuxu guursadey gabdhii isla ninkii hore qabay waa waqti kadibe . Markay mudo isqabeen isla sidii hore ayagoo miis ku cunteenaayo miiskaasna ay cuno nooc walbo saranthay sibkadis ah ilbaabka qof kusoo garaacey , waba nin tuugsanaayo oo rabo in wax lasiiyo, Nagtii ninkeedii bay usheegtey in nin tuugsanyo albaabka taganyhy doonayana in wax uu cuno lasiiyo...

Qiso akhlaaqda wanagsan

 Nin baa wuxu kashaqeyn jirey meel hilibka lagu gado  Malinbaa markii lagari rabay xiligii shaqada laga rawaxayey wuxu ahaa qofka ugu danbeeyey kadib firiijkii ama filingeerkii baa ku xirmey wuxu iskudayey inuu furu waa uu awoodi waayey ugu danbeyn wuu suuxey Ninkii wardiyaha meesha ka ahaa baa markay 30minute camal kasoo waregatey si qof wax kamaqanyhiin meshii soo galay,suu kolba filingeer ufuraayey ayuu ugu danbeyn arkay ninkii oo mesha kujiro oo suuxsan ,waa labadbaadiyey halkii ayuuna kubadbaadey ninkii  Ninkii wardiyaha ahaa waxa laweydiiyey see ku ogatey amase sidaa dhaqsiyaha ah wax udareentey  Marka buu kujawabey ninkaan markuu sogalaayo sifican ayuu islaami jirey sidoo kale markuu baxaayana si wanagsan ayuu ii macsalameyn jirey Dulucda shekada ninkaas waxa cawiyey akhlaaqsa wanagsaneyd waxa uuna kasbadey ninka kale  Angana maxa noodidey inaa raacno wadidii nabiigeena suban calayhi salaatu wa salaaam  قال الله تعالى: {وإنك لعلى خلق عظيم } [القلم

Somaalaay ma soconaa

 Waa tix yar oo baraarujin ah oon kula hadlayo bulshada somaliyed  Oo lagamac baxdey  #Somaalaay masoconaa Soomalaay mafakarnaa Sinaanteen madoonaa  Socod saaka mabilownaa Maskaxdan silowsani Silac iyo darxumada badan Samaanteed magoobnaa Somaalaay masoconaa Asageen halkuu tagey Aduunyadan socdaalka ah Adanuhu kukala tagey Eedeedu badanthy Oradkeedu halis yahay Aan jaanta qaadnee  Soomaalaay masoconaa Farsamooyin yaabliyo Firfircooni badan iyo Falgal maskaxeed iyo Falcelin muhiim ah Fajignaan Dheeri ah Waa fursad qaaliyee  Fakarkeen mabadinaa  Hal abuur manaqonaa  Somaalaay masoconaa Eebow allahayow  Adoomadaadi baan nahay Awood aad ubadan iyo Garasho aad udheer iyo Isku duubni xoogan iyo Xeeladooyin dheeriya Nasi qaadir batahaye Kabarinee allahayow Ducadeena noo aqbal  Somaalaay duceeyee Aaminta raaciya🤲 see Mahadsanidiin By: shukraan cabdi nuur

Baraarujin

 Waa tix yar oo bararujin ah Waxay lamagac baxdey #Dadkeygow diyaar garrow# Daleydeyda maansada Daaha aan ka qaadee  Dardaran aan isiiyee Dulka maqalka dhagaha iyo Ii amaahiya dareenka Dadku wey hayameen Daruurahay kusocdaan Dunidii is dhaaftee Somaalaay darxumadaan Dib udhacan joogtada ah Waa diciifnimo Weynee  Dadaal aan sameynee Dadkeygow diyaar garrow  Darrajaa lais dheerahay Dadku ay isgeeyeen Dunidaan socdaalka ah  Doonteeda raacnee Dadaal aan sameynee  Dadkeygow diyaar garrow Daruusaha iyo tacliintaa Dadaal iyo aqoontaa Dadku ay kukala tagteene  Dar illaahey cilmi iyo Dardar galin aqooneed  Waa door muhiimee  Dadaal aan sameynee Dadkeygow diyaar garrow Dowladnimada waa muhim  Waa dowga guushee  Waa astaanta qarankee Musuqaan an deynee Dacad aan ahaanee  Dadkeygow diyaar garrow Mhdsanidiin  By :shukraan Abdi nuur weyd

Hooyo macaan

 Waxan uhibayey hooyadey macan   Hooyo khadiijo Allaha ika dayo hooyo mcn❤ Hooyo qaali baa tahay Hows la harsadaa tahay Halbowlaha Dhiga wadiyo Hamigeygi baa tahay Hor illahay qiimo iyo  Hal door muqdo batahay Hooyo waan kujeclahay Hoyooy macaneey  Horseedkii aduunkaay Hillow aad ubadan iyo Hamuun baan qaabaayee Halka aad ku noshahay Halsaac kama maqnaadeen Howlaha aduunyada  Inkala hayaanshee Hooyo waan kujeclahay Hoyooy xanuun Waliciyo wareerkii Samaleel haweenkii Fooshiyo dhibkeede Hagar la,i korintaadii Hooodheey daadeheyntii Waa howl muhiimee Hooyo wan kujeclahay Hormuud keygiyeey hooyo Hamigaan higsanayo  Halkaan joogiyo Halgankeyga nolasha Horumarka an kutaagnhy  Adaa ii horseedee  Hooyo waan kujeclahay Hidihiyo asluubtiyo Aqlaaqdiyo wanaagiyo Habsami usocodkaa Dhaqankaag weeyoon Hooyo waan kujeclahay Hiil walidkeedaay Duco waad qabtaayee Rabigeey abaal iyo Ajar badan kusiiyo Ebow abaal amari Abaalkaaga hooyooy Adanuhu gudi waaa Qafu...